iswaafaqsanaan

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. (nax.) Curiyeyaal weerta oo isku waafaqa xagga caynta tirada iwm. Tus. “Inantu dawo ayay cabtay”, “Inanku dawo ayuu cabay”.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur