isxabaalid
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Macnaha:
- (baay.) Xaalad hurdo oo kale ah, taasi oo xayawaanka qaarkood kaga gudbaan bilaha jilaalka ee ay jiraan cunta yaraanta iyo qabowgu. Waxay xayawaanku sameeyaan isbeddello fisiyoolajiyeed oo ay ka mid yihiin hoos u dhaca heerkulka jidhka iyo garaaca wadnaha, waxa anay ku noolaadaan keydka duxdooda.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

