itaalsheegashoQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg itaalsheego. ld itaalsheegad.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
itaalsheegoQaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3Isrogrogga: (-gtay, -gatay)Macnaha:U i.: wax xoog ku maquunin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
itaalsheegadQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld itaalsheegasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0