iyukaaryootig

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-gyo, m.dh)

Macnaha:

  1. (baay.) Noole ka kooban unugyo, ay ku jiraan walxaha hiddo-barasho oo leh bu'muuqata.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur