jaa'ifeeQaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2Isrogrogga: (-feeyay, -feysay)Macnaha:1. Waxyeello weyn oo aafeed cid gaarsiin; aflagaaddee. 2. Nabar foolxumo reeba cid wejiga ka gaarsiin. Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0