jaahiliyad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. Ku dhaqmid la'aanta diinta islaamka. 2. Xilliga Islaamka ka hore ee taariikhda carabta.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur