jaahwareeridQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg jaahwareer². ld jaahwareer¹ (2), jahawareer¹, jahawareerid. Lamidka: jaahwareer, jahawareer, jahawareeridSource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
jaahwareerQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Qas iyo shaki maskaxda galay wax lala garan waayo. 2. ld jaahwareerid.Qas iyo shaki maskaxda galay wax la garan waayid. ld jahawareer². Lamidka: jaahwareeridSource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
jahawareerQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld jaahwareerid.ld jaa-hwareer².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
jahawareeridQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld jaahwareerid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0