jaahwareersanaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg jaahwareersan. ld jaahwareersanaansho jaha-wareersanaan.

Lamidka: jaahwareersanaansho, jahawareersanaan

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

jaahwareersanaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld jaahwareersanaan.

Lamidka: jaahwareersanaan

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

jahawareersanaan

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld jaahwareer-sanaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

jaahwareersan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Macnaha:

  1. Wax jaahwareeray ahaansho. ld jahawareersan.

Lamidka: jahawareersan

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur