jaajaaleyn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg jaajaalee.

Lamidka: jaalaalee.

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

jaajaalee

Qaabnax: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2

Isrogrogga: (-leeyay, -leysay)

Macnaha:

  1. Maad iyo wax lagu qoslo samayn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur