jaalabuto

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. Cayaar ay cayaaraan goroyada, shimbiraha iwm oo ay cagaha dhulka la dhacaan. 2. Socod nafley badani ay koox-koox ugu socoto. 3. Feer, haraati iwm oo cid lala dhaco
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur