jaamayn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg jaamee.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

jaamee

Qaabnax: Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2

Isrogrogga: (-meeyay, -maysay)

Macnaha:

  1. 1. (f.g) Kab cid la dhicid. 2. (f.mg) Iyadoo cagaha iyo sacabbada laga shanqarinayo ciyaar dheelid. 3. (f.g) Jaamo ka dhigid: cad cad ka dhigid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur