jaamuus

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. Lo' gisi. 2. Kabo raggu qaato adag, saan geri ka samaysan oo marka lagu socdo dhawaaqa.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur