jaangeri

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Kabaha laga sameeyo maqaarka geriga.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur