jaarrin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg jaarri².

jaarri

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Muran iyo canaad isku jira.
  2. Muran iyo canaad isku jira muujin.