jaawe

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Waxyaabo laysku shiilo markay qallalaanna loo shito udug ahaan oo qiiq caraf leh bixiya. ld jaawi¹.

jaawi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld jaawe.
  2. 1. ld farjaawi, farjawi. Fardhexada iyo suulka gacanta oo si xoog ah laysugu xoqo ka shanqarin; suuldhabaalayn. 2. Haad turub ka yamxeerin (ciyaar turub).