jaawo
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Macnaha:
- 1. ld farjaw. Isku xoqidda suulka iyo farta si ay shanqar u sameeyaan iyadoo nafley loogu baaqayo. 2. Suul-dhabaale la sameeyo marka turub laga yamxeerinayo.
Lamidka: farjaw
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

