jabbu

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. (muus.) Durbaan laba af ka daloola oo harag xallafsan ku rogan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur