jabsasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg jabso. ld jabsad, jabsi.

jabso

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-saday, -satay)

Macnaha:

  1. 1. Adke qayb ka goosasho (ul, caday iwm). 2. Adke wax ku dhex jira ka baxsasho (ukun, qare, laf iwm).

jabsad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld jabsasho.

jabsi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld jabsasho.