jacburan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-rnaa, -rnayd)

Macnaha:

  1. Waxyaabo aan isku nooc ahayn oo isku dhexjira ahaansho. ld jacbursan.

jacbursan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-sanaa, -sanayd)

Macnaha:

  1. ld jacburan.