jacburo

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-ray, -rtay)

Macnaha:

  1. Wax adag ilko ku burbursasho; qararamso. ld jacburso.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

qararamso

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-saday, -satay)

Macnaha:

  1. Wax adag ilko ku burbursasho. ld qararabso.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

jacburso

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-saday, -satay)

Macnaha:

  1. ld jacburo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur