jactadnaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg jactadan. ld jactad-naansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

jactadan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-dnaa, -dnayd)

Macnaha:

  1. Wax jactaday ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur