jadeerwacashoQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg jadeerwaco. ld jadeerwacad.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
jadeerwacoQaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3Isrogrogga: (-cday, -catay)Macnaha:1. Meel dheer socod ku tegid. 2. Wax diidid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
jadeerwacadQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld jadeerwacasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0