jafaalin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg jafaali. ld jafaalis.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

jafaali

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. Wax si xoog leh uga dhifasho; uga dafid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

jafaalis

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld jafaalin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur