jafaliilQaabnax: Magac Lab Khabar | Noun Masculine PredicateIsrogrogga: (-llo, m.dh)Macnaha:J. ah: wax aan qaab wannaagsan lahayn; foolxun.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
foolxunQaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4Isrogrogga: (-umaa, -umayd)Macnaha:Wax aan qurxoonayn ahaansho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00