jafaliile

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Shayddaan; indhaxamil.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

shayddaan

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Uun aan muuqan oo dadka xumaha ku boorriya. 2. (-nno/-mmo,mdh) Qof xumaha ka taliya.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur