jahayn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg jahee. ld jahays, jihayn, jihays.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

jahee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-heeyay, -haysay)

Macnaha:

  1. Qof jaho aadsiin. ld jihee.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

jahays

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld jahayn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

jihayn

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld jahayn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

jihays