jahaysasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg jahayso. ld jahaysad, jahaysi, jihaysad, jihaysasho, jihaysi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

jahayso

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-stay, -satay)

Macnaha:

  1. 1. Doc aadid. 2. Qof dhimasho. ld jihayso.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

jahaysad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld jahaysasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

jahaysi

jihaysad

jihaysasho

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld jahaysasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

jihaysi