jahaysnaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg jahaysan. ld jahaysnaansho, jihaysnaan, jihays-naansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

jahaysan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-snaa, -snayd)

Macnaha:

  1. Wax la jaheeyey ahaansho. ld jihaysan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

jahaysnaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld jahaysnaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

jihaysnaan

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld jahaysnaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur