jajab-caadi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-byo ..., m.dh)

Macnaha:

  1. (xis.) Jajabka sarreyehiisa iyo hooseeyehiisuba ay yihiin abyooneyaal, waa tiro u qoran qayb ahaan sida a, a waa sarreeye, b-na waa hooseeye. Waxa kale oo lagu magacaabaa jajab fudud.