jajabe
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-bayaal, m.l/dh)
Macnaha:
- (c.nafl.) Cayayaan u eg ukun yar, cad, leh qodxo yaryar soo taagtaagan oo qofkii ay ku jabto gaarsiisa dhibaato.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

