jalaalid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg jalaal².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

jalaal

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Ganaax lagu xukumo qof dembi yar galay. 2. Kitaab Quraan ah sharrax leh.
  2. Cid dembi gashay ganaaxid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur