jalabbute

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Shir aan la fadhin ee dadku yoobsanyihiin. 2. Socod raaxaysi iyo majabaxsi looga jeedo oo hadba meel la habshahabsheeyo. 3. Ciyaar socod iyo boodbood leh.