jalasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg jalo.

jalo

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-ashay, -alatay)

Macnaha:

  1. Ilmo nafaqa xumo darteed la caatoobid.