jalbeebin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg jalbeebi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

jalbeebi

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. Goor galab ah cid haasaawin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur