jalbeebtamid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg jalbeebtan². ld jalbeebtan¹(2).

jalbeebtan

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Kaftan iyo sheeko aan turxaan lahayn oo laba qof iyo ka badan isdhaafsato. 2. ld jalbeebtamid.
  2. Dad kaftan iyo sheeko aan turxaan lahayn isdhaafsasho.