jaldiyo

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-yaday, -yatay)

Macnaha:

  1. ld jildiso.

jildiso

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-stay, -satay)

Macnaha:

  1. Kitaab, buug iwm jildi u yeelasho. ld jaldiso, jeldiso, jaldiyo, jeldiyo, jildiyo.