jallaadid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg jallaad². ld jillaadid.

jallaad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Kutub Quraanka oo dhami ku qoranyahay. 2. (-dyo, m.dh) Toddobada subac ee quraanku ka koobanyahay midkood. 3. (-dyo, m.dh) Jildi korka kaga dahaaran kutub. ld jillaad¹.
  2. Kitaab jildi ku dahaarid. ld jillaad².

jillaadid

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld jallaadid.