jallaadmid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg jallaadan¹. ld jillaadmid.

jallaadan

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-dmay, -dantay; -dmi)

Macnaha:

  1. Kutub wax jildi la geliyey noqosho. ld jillaadan¹.
  2. Kutub wax jildi la geliyey ahaansho. ld jillaadan².

jillaadmid

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld jallaadmid.