jallaafee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-feeyay, -feysay)

Macnaha:

  1. ld jallaaf.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

jallaaf

Qaabnax: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1

Isrogrogga: (-fay, -ftay)

Macnaha:

  1. Cid socota si ay u kufto lug u dhigid. ld jallaafee, jillaaf, jillaafee.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur