jalledan

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-dmay, -dantay; -dmi)

Macnaha:

  1. ld jalladan¹.
  2. ld jalla-dan².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

jalladan

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-dmay, -dantay; -dmi)

Macnaha:

  1. Wax la jilladay noqosho (maqaar iwm). ld jalledan¹, jelledan¹, jilladan¹.
  2. Wax la jilladay ahaansho (maqaar iwm). ld jalledan¹, jelledan², jilladan².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur