jalleecsad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld jalleecsasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

jalleecsasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. ld dhalleexsasho, jalleecsad, jallecsi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur