jalwid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg jalaw².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

jalaw

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Miraha digirta, yicibta iwm oo geedka ku qallalay.
  2. Miro digir, loos iwm qallalid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur