jambareer

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld jambareero.
  2. Daal, harraad iyo gaajo badan la kulmid.

jambareero

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Dhibaato harraad, gaajo iyo daal badani dhaliyaan. ld jambareer¹.