janaaso

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. Waxa meydka loo sameeyo, kolka uu dhinto taniyo kolka laga aaso. 2. Qaadidda meydka, meesha uu ku dhintay, taniyo xabaalaha. 3. ld jinaaso. Tukashada (salaad) meydka lagu tukado. ld jannaaso.

jinaaso

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld janaaso (3).

jannaaso

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld janaaso.