janan

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-nno, m.dh)

Macnaha:

  1. Derejo sare oo ciidamadu leeyihiin oo ka sarreysa gaashaanle sare.