janno

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Meel raaxo badan leh oo Eebbe dadka wanaagsan ku abaalmariyo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur