jaqaaf

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-fo, m.l)

Macnaha:

  1. 1. Kab duug ah. 2. Haashka sigaarka.