jaqal

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-llo, m.dh)

Macnaha:

  1. Daanka dadka xaggiisa hoose. ld jiqil.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

jiqil

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld jaqal.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur