jaraf

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Gabar yar oo dhawaan la gudey timaha u soo baxa. 2. Haruubka, dhiisha iwm salkooda hoose.