jararaac

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld halraac¹.
  2. ld halraac².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

halraac

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Qaadid shax la halqaaday mid u dhow la qaado.
  2. Shax, dhagax la qaaday mid u dhow ka dab qaadid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur